VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Nafsi - Lyrics

anoo dadka kuugu wacan dunida kaa eegta oo dhamaan idilkood hablaha ifkaba adi kuugu jecel sawdigii aramida kalgacal markuu kali igu ahaa agtaydaba aad nacdee aroori banaan i dhigay nafsigu maba ooli karo ayaanba qofbuu jiraa haduu shalay igu adkaa maantana adigaa u il daran maxaan aawadaa jacaylka dartaa kalgacayl la ooyay maxaa anigoo bastay ah in badan adiguna qoslaysay is waydaar weeyi dhaca ifkuna waa laba cishee adkaysa adaa dhibtiyo albaabka xumaha furee
Queue is empty
-- / --