VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Xamdaay - Lyrics

xajiinta xareed xushaay xagaa xayskii xigaay xidigta xiligeen xusaay xulkii xaramkiyo xajkaay xinjirta xididada xushaay xubnaha xusulada xajaay xaglaha xoogiyo xiskaay xubiga xeerkii xardhaay xamdaay xaaskaan xushaay xasila xiisaha xusaay xafida oofiya xilkaay xurmee xidhiidhka xigtooy xasee xogteena xushmooy halkan kaalay halkan kaalay xumaanta xadhkaha xidhaay xishood xuubkii xishaay xudunta xubigeen xaqaay xalkii xurgufkiyo xinkaay xarunta xiisaha xashaay xusuusta xiskii xadaay xaqiiq xanaanada xilkaay xariir xuural cayn xigtaay
Queue is empty
-- / --