VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Adaan kuu baaqayaa - Lyrics

xiisaha boqolaalka jeer ku sii baha qalbiga bilado cishqi kuu sudhoo adaan kuu baaqaya bilaha jamashada intaa igu buuriso baaqaaga iyo erayada bogaan ku qaboojiya ladhkaad iga baanata dhibkaad iga baydhisaa jabkaad iga baydhisaa bilshaad igu baydisaa jacaylka qof beerooo aan ka bogsiin karaba jire barmuudana hadaa gashoo anaa ku badbaadin lahaa jacaylka qof beerooo aan ka bogsiin karaba jire barmuudana hadaa gashoo anaa ku badbaadin lahaa
Queue is empty
-- / --