VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Asma - Lyrics

xulashadii haweenkaay qalbiga taan u xalayee xerada uga oodayee xidid dhiiga qaadoo wadnaha u xanbaaraay xubin igu muhiimaay xayndaabka noloshaay xubi nuur u daaraay xiska tii dawaysaay xiiso aan ba'ayneey xuural cayntii dunidaay xamdi eebe weeye asmaay ku xasilay agtaadoo asmaay xilahaygii noqotaye asmaay aan xaqdhawrno caashaqa asmaay mar horaan xaqiiqsadaye inta dumar xishootiyo marwo xulantidoodaay jacaylkaynu xanbaarnan xanjeerka u adkaynoo xilkasnimo haweeniyo xeel dheeri garashada xikmada weeyi gaaree xigtadiyo dariskuba siday kuu xurmeeyaan ana kuu xushmeeyaa
Queue is empty
-- / --