bal sawiro safaadkiyo
dhibko oonka laga saaray
bal sawiro dad wadaa
saafiyoo saaran dunida

bal sawiro jacalkii sanado
oo saldhigay maanta bal
sawiro intaad sugi jirno
saaran gacan teenaa

bal sawiro dhul seer ubaxa
inagoo kusugan qaali bal
sawiro hadyado la isla sido
la isna siinaayo bal sawiro
jawiga subax saxonka kaga
dhigay soriyee bal sawiro
gayaan farax samenayaa

bal sawiro salaan iyoo
galgacal la islo sarataago
bal sawiro sidan jacaylnaho
dunida sortoodaa

bal sawiro siraadkii xubiga
oo arliga saaqay bal sawiro
dareen laba sidoon midi seegaynin

Exit mobile version