VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Barmuuda - Lyrics

xiisahan boqolaalkajeer kusiii baha qalbiga bilad cishqi kuu sudhoo adaan kuu baaqayaa bilaahi jamshadaa intaa igu boorisoo baaqaagii iyo ereyadaa bogaan ku qaboojiyaa ladhkaad iga baanataa dhibkaad iga baydhisaa jabkaad iga baydhisaa guushaad igu baydhisaa jaceylka qof beera oo aan bogsii karin baa jira barmuuda hadaad gashana anaa ku badbaadi lahaa jaceylka qof beera oo aan bogsii karin baa jira barmuuda hadaad gashana anaa ku badbaadi lahaa
Queue is empty
-- / --