VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Boqorada jacaylka - Lyrics

Wuxuu caashaqu ibaday Hadaan kuu soo bandhigo Xub naha boqolkiiba boqol Maxaad iigu baah san tahay Sidii jiidh iga baxaad Naftayda Ku beeran tahay Bartuu dhiigaygu maro Adaa badh tankeeda dagay Beer kayga adaa gog laday Bogayga adaa huwaday Wadnaha adigaa barkaday Kelyaha labadooda burux Kalgacal kaagaa labaxay Habeen koo kala badhaad Hurdada igu baashirtaa Markaan soo boodo baa Biidhaan taada waayayaa Hadaan kaa bixi lahaa Nafataydaa kugu badh maqan Waxaad tahay boqoradii Jeceelku igula balamay Beer kayga adaa gog laday Bogayga adaa huwaday Wadnaha adigaa barkaday kelyaha labadooda burux Kalgacal kaagaa labaxay
Queue is empty
-- / --