VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Caaliya - Lyrics

Marka caday gobteedii Boqran weeye caaliya Cosob weeye daymada Dahab lagu casuumoo Carfigeedu waa udug X2 Macid loodo aadmiga Qof codkeeda laasima Cisho ruux salaamaa Cunaduu kasoomaa Caaliya x2 Cisi aan ku faaniyo Curad weeye dhowrsani Rabiyow casiisow abid Keed habadin ciil caaliya X2 Cadho ruux lahayn iyo Nasab weeye caaliya Caqligeeda loodiray Ehelu khayr cimaamadan Waa calanka sharafeed X2 Abidkeed canaantiran Cindigeedu siixalan Ifka ruux lacaawina Cagta wali masoo Dhigin caaliya x2 Cisi aan ku faaniyo Curad weeye dhowrsani Rabiyow casiisow abid Keed habadin ciil caaliya X2
Queue is empty
-- / --