VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dheelo tiran - Lyrics

midabka dheeha leh een la dhaygago dhool cadayntaan wax loo dhigo jirin dhexda qoranee dheeli tirinta show dhamayseey waa u dhalashee jooga dheerka ah ee dhamayska ah dhaayahaaga iyo dibnaha lala dhaco dhabeel quruxlaay ma le dhigaaguye jooga dheerka ah ee dhamayska ah dhaayahaaga iyo dibnaha lala dhaco dhabeel quruxlaay ma le dhigaaguye sacdiya dheemeey dhalaal badaneey ninkaad u dhaxdaa nasiib dheeriya loogu dhigayoo dhaxlay noloshee arooska u dhacay dartaa loo dhigay dhalinyaradii way ku dhaateen arooska u dhacay dartaa loo dhigay dhalinyaradii way ku dhaateen sacdiya dheemeey dhalaal badaneey ninkaad u dhaxdaa nasiib dheeriya loogu dhigayoo dhaxlay noloshee arooska u dhacay dartaa loo dhigay dhalinyaradii way ku dhaateen arooska u dhacay dartaa loo dhigay dhalinyaradii way ku dhaateen sacdiya dheemeey dhalaal badaneey ninkaad u dhaxdaa nasiib dheeriya loogu dhigayoo dhaxlay noloshee arooska u dhacay dartaa loo dhigay dhalinyaradii way ku dhaateen arooska u dhacay dartaa loo dhigay dhalinyaradii way ku dhaateen
Queue is empty
-- / --