VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dookh iyo caashaq - Lyrics

dookhiyo cishqibaa ku doonaayee damiirka hankaa ku daydayayee naftaa dayaxiyo daruur u tahoo indhaha daymada ku doogsanayee adaan dumarkaba ku dooranayee daryeel inanyahay kal kuu diranoo sidii dahab kuu dawiranayso qalbigan dihinbaa ku doorbidayee inaad diidaa dantay maahee ku daalay intaan ku daydayayee dareen adiguna waxa i dagayoo dulqaad u lahaw si daacadahee doogiyo adigaa gugoo da'ayee dawaad tahay aan la dayn karine ruuxdaad dayriyo daryeel u tahoo sidii daalaan ku daawanayoo da'daa adigaan ku darajeeyee dadkaba gabadhyahay aday daranoo ku daabacan meelaan la dayi karinee miyaan dar ALLEE ku dayrin karaa
Queue is empty
-- / --