VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Gob baa tahay - Lyrics

laba yahow is garabsadee iska xushay gayaankood galbiskiyo mashxaradani waa gadab galkeeni dheh gaaridii haweenka dheh gobaad tahay hoy gobad tahay gal gobeed igraay dheh gobaad tahay hoy gobaad dumar garasho dheeree gobaad tahay hoy gobaad gono goonyareede gobaad tahay hoy gobaad geedka idinku beerten dheh midho guduudan yelay dheh farxad weeye guurkene gacal iyo sokooyow dheh gabla iyo ciyaar tumay dhee
Queue is empty
-- / --