VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hilow - Lyrics

Hankiyo maankiyo xiskaygu Haleelay caashaqaaguye Waliba hadimo igu abuuray Hantaaqo aan dhamaanayn Daaftuu holciyooo Maanku iga kaa helaye Halkaad jirto soo abaaraye Habeen qudha ka joogi waa Adna hiis ad bilowday Hadba karahsi keentay Ana kugu haraadayee Higasho igu sii aduun Adigaan kusii oogay
Queue is empty
-- / --