VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Igu aamin love - Lyrics

sidaan kuu arkoodaybay indhahaygu kuu eegtaan oo arigtaaduunbay admi kale ioobaane siduu raguba yahay adi ayaan taan ku waayaba waan kuu ilmeeyaaye waa maxay umuurtani inkastuu astaan leeyahay caashaqa ishaan qabanoo waa amuur qarsoon abidoo ma astayn karee aadmiguye igu aamin i love you inkastoo aayahaygiyo ila tahay ayaankaygii aadmigu adkaysi male kugu aaminee aniguna yaanan eersan i love you ayaantii timaadaba halkii aad ku nooshaybay naftu ay u oradaayoo istareex ka doontaaye kolay ruux jacayl galay oohin kama dhamaadee sidaan kuugu oon qabo adna ma ii ogaataa
Queue is empty
-- / --