VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Istar - Lyrics

Caqli badan ilays Daaran qurux asal Akhlaq toosan eray Bila amaan buuxda Istar bilan asluub Deeqsan X2 Awal aakhir inan Suuban arxan badan Anfaca diiran abuur Aayatiin dhaba leh Abaal mariso uur Xaaran X2 Ehel diran aafada Quruxsan astur Dhaqanta aan iilan Ixtiram gobaadaysan Aqbal wada ijaabaysan Arxilan ilwad muqsan X2
Queue is empty
-- / --