VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Jahwareer - Lyrics

jaceylkenii jumciyo julay kawsadeybaa iga jahwareeroo jir jirkaan sidii wali jeegada u aalayoo naftu way ku jamatee jinowey ma nagi tahay jawigaan arkaayoo jaba weeyoo aaminee dhagahaaga jalaq sii soo joogso maqal soo joogso oo maqal jawaabteeda soo celi waxaan ugaala jeeda jidhkaygiiyeey huunoo jikdhkaa ken isugi yaalo kala joogi kari mayne jalka inoo dhaxeeyiyo anaa ooda soo jabinoo jidka taako taakeyne waa inoo jimcaha dhow
Queue is empty
-- / --