VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Jaleecada - Lyrics

jidhiidhicadu waa maxay maad aqoon jaceylkee ma jiliinka dumarkaa kaa dhigay jalaatadaa waa digii jaleecadaa iga jiidhi jiree anigoo ujeel qaba jawaabtaada oo qudha jees jees dan moodee ma haduukula helay jugtiisii ma haduu jabkiisiyo kula jaaray xiisuhu qof ka aan la jaaraba aawadey jeclaataa waa jaanis duniduye jeerkaygii weeyee jidka laxawga soo raac midkuu yahay jano iyo naar qofka aad jeclaataa hadii aanu kula jirin sow jamashadiisa jiro uumbaad ka qaadaa jeedaaladiisaa jawi kaleku galisee isagoon kusoo jirin waa maxay jaleecadu ma haduu jabkiisiyo kula jaaray xiisuhu qof ka aan la jaaraba aawadey jeclaataa waa jaanis duniduye jeerkaygii weeyee jidka laxawga soo raac midkuu yahay jano iyo naar
Queue is empty
-- / --