VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Jawi bila - Lyrics

ubax jaad iyo jaadle sidii jawharkiyo luulka jamaal quruxsan jeegaan la mood jalaqsan iimaanleey adaa jawhar nuurlaay qalbiga jiitay idilkiiye jaleecadaan ku eegaa xubnuhu wada jareeyaane jawi bila jacayl dhaba i bara farax i joogteeya jibo caashaq sow aawadaa jamasho maan heesin oo sow xumaan iga jiraay jeex ma tihid ruuxda jal wadnaha ku taaliyo sidii daawo igu joogta xariir ila jirtaba tahoo aan u jeel qabo ee adigaan masalkaagu jirin jooginoon dahalane jirjirada kashaydiyo bogaad gabi dhex jiiftaaye
Queue is empty
-- / --