VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ku dul ooyay - Lyrics

kolkoolshay kuu dhowray kobcintii kalgacalkeena uga naxay qalbigayga ka maqnaanta wehelkiisa kana waayay dhinacayga ku yeedhay kuuna baahday kuu baafshay wadnahayga kuu haybshay aragayga kaana eegay garabkayga kelinimo way ilowday geesi xaaji kama heesin kalmad caana kama sheegin kan i helay kulaylkiisa kashi oloshay uunba oge ku khafiifay kulankaaga kaana maarmi kari waayay ka dul ooyay sawirkaaga kaydin waayay ilmaadayda kohoshana la iishooday kaa badhay kaana doonaay kaa raadshay dunidoo dhan kugu koobay maankayga ku iloobay kuuna xiisay kaarkii xamili waayay
Queue is empty
-- / --