VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Lidhada - Lyrics

naanas ku xirkoo laxaad sidiyo dhirta curub heshee laaxaysataa sida laan baxdoo ubax liicaysaay loolay qalbigu kuu laacayaa sida lool dhidii isku loolayaa laban laab qalbiga ku kamaantahay kashan laxan kal kacal kula iimaysaa adigaa lagiyo ku lig ligan wadnaha lug tiyo lug tiyo gacmaha gacmaha liishaamayoo la itaal sadee lubigiyo adaa sudhan laabta laba jeer adaa ka qurxoon lidhada laas kii biyaha laga maaxi jiray lagu oon bexee la ilaashadaaa luun iyo haraad lubka iga xirtoo ladaneey adaan hurdo kugu ladaa jidhkiyo lafaha lingixii hayee laxaw gii cish qiga iladaabisay waan kuu shushoo lii liicayaa lahashiyo haraad ma ilaasimataa
Queue is empty
-- / --