Heesta Macaan - Lyrics
Jawigoo macaan oo
Iyo meel macaan
Hadal wada macaan
Adoo ila macaan
Inaad tahay macaan
Wax kastoo macaan
Mid ka sii macaan
Macaan waan hubaa
Waxaad tahay macaan
Waaxyaha macaan
Adiguna macaan
Sheekada macaan
Sii macaansadee
Aynu qoys macaan
Maamulnee macnaha
Macaankuun u badi
Runtu waa macaan
Dhagaha u macaan
Wax ku sii macaan
Qof kolkuu macaan
Waa ku faar macaan
Qof la rabo macaan
Qofku rabo macaan
Qoftu waa macaan
Noloshuna macaan
Mar hadii macaan
Macaan lal awgii