VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Miisaanka nolasha - Lyrics

In kastoo mid qudha yahay Caashaqu macnaha guud Bal se kala mug weynee Muhiimkeena weeyaan 2× Miisaanka noloshiyo midigtaydii baad tahay Miisaanka noloshiyo midigtaydii baad tahay Nafta meeshaad meeshaad Meeshaad meeshaad kaga taal Qofna kama masixi karo 2× Qalbigaad qalbigaad qalbigaad Qalbigaad qalbigaad mulkiday baan Inta aad ka maqantahay maaweeliyaayoo Muusic xula dareenkiyoo Ku mashquuliyaa hees Ku mashquuliyaa hees Ku mashquuliyaa hees Ku mashquuliyaa hees 2× Dumar inaad ka mudan tahay Anaa maraga kuu furay Ana kaama maarmoo Adaa ii markhaatiya 2× Indho kugu mabsuudiyoo midabkaaga wacanbaa Indho kugu mabsuudiyoo midabkaaga wacanbaa Isu muuqan muuqan muuqan Isu muuqanaynee maankayga kama fogi 2× Qalbigaad qalbigaad qalbigaad Qalbigaad qalbigaad mulkiday baan Inta aad ka maqantahay maaweeliyaayoo Muusic xula dareenkiyoo Ku mashquuliyaa hees Ku mashquuliyaa hees Ku mashquuliyaa hees Ku mashquuliyaa hees 2×
Queue is empty
-- / --