In kastoo mid qudha yahay
Caashaqu macnaha guud
Bal se kala mug weynee
Muhiimkeena weeyaan
2×
Miisaanka noloshiyo midigtaydii baad tahay
Miisaanka noloshiyo midigtaydii baad tahay
Nafta meeshaad meeshaad
Meeshaad meeshaad kaga taal
Qofna kama masixi karo
2×
Qalbigaad qalbigaad qalbigaad
Qalbigaad qalbigaad mulkiday baan
Inta aad ka maqantahay maaweeliyaayoo
Muusic xula dareenkiyoo
Ku mashquuliyaa hees Ku mashquuliyaa hees
Ku mashquuliyaa hees Ku mashquuliyaa hees
2×
Dumar inaad ka mudan tahay
Anaa maraga kuu furay
Ana kaama maarmoo
Adaa ii markhaatiya
2×
Indho kugu mabsuudiyoo midabkaaga wacanbaa
Indho kugu mabsuudiyoo midabkaaga wacanbaa
Isu muuqan muuqan muuqan
Isu muuqanaynee maankayga kama fogi