VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Najmo - Lyrics

Hadal waayey meel Ama ana la hubin La iskuma luloo Dumar lama hanfin Habsan iyo asluub Caqli hufan han weyn Haween kaalintood Heer sarad ka tahay Heemal qurxoon Hadal dabacsanley Najma dhaqan haboon Waxa tahay hal door Hal durxaaniyo Lagaa huwiii Hooyo gaariya Saari kuu habtoo Aabo hawl kara Hareertaada jiray Hadii loolo dumar Qurux laysku helo Hubaal tii hidmidii Hubaal looga hadhi laha Kala tihiin haween Habeen iyo dharaar Heestaydana hubsoo Iska hadal ka weyn
Queue is empty
-- / --