Heesta Nasiibku - Lyrics
Nasiibku nasiibku nasiibku nasiibku
Nasiibku qofbuu i siiyay
Qofba la nool dareenkoo
Qofbaa niyad sami ku seexday
Naruuro qofbaan u qaaday
Qofbaa nacab iga ilaashay
Qofbaa nacab iga ilaashay
Nasiibku nasiibku nasiibku nasiibku
Nasiibku qofbuu i siiyay
Qofba la nool dareenkoo
Qofbaa niyad sami ku seexday
Naruuro qofbaan u qaaday
Qofbaa nacab iga ilaashay
Qofbaa nacab iga ilaashay
Qofbaa nuurkayga daaray
Nidaamka qofbaa horseeday
Qofbaa nuxurkayga muujay
Nabdiga qofbaa ku waynoo
Naflaha idil aanan siisan
Naflaha idil aanan siisan
Qofbaa nuurkayga daaray
Nidaamka qofbaa horseeday
Qofbaa nuxurkayga muujay
Nabdiga ruuxbaaa ku waynoo
Naflaha idil aanan siisan
Naflaha idil aanan siisan
Qofbaa nuurkayga daaray
Nidaamka qofbaa horseeday
Qofbaa nuxurkayga muujay
Nabdiga ruuxbaa ku waynoo
Naflaha idil aanan siisan
Naflaha idil aanan siisan
Qofbaan noloshayda siiyay
Nafaqada ruuxba igu beeray
Qofbaa nabaad wayn i geeyay
Ku naaloodayoo ku noolay
Qofbaa nabaradii daweeyay
Qofbaa nabaradii daweeyay
Qofbaa nabaradii daweeyay
Qofbaa nabaradii daweeyay
Qofbaan noloshayda siiyay
Nafaqada ruuxba igu beeray
Qofbaa nabaad wayn i geeyay
Ku naaloodayoo ku noolay
Qofbaa nabaradii daweeyay
Qofbaa nabaradii daweeyay
Qofbaa nabaradii daweeyay
Qofbaa nabaradii daweeyay
Neecawda neecawda neecawda neecawda
Neecawda qofbaa i geeyay
Nagaansho qofkaan ku raacay
Nasrigeeda ani i deeqay
Qofbaa naadiyay jacaylkoo
Naafadii ruuxbaa iga saaray
Naafadii ruuxbaa iga saaray
Qofbaa nolol ii horseeday
Qofbaa naar afuufkii leexshay
Nabaadka qofbaa i geeyay
Qofbaa naaxiyay hankaygio
Qofbaa iga naban quluubta
Qofbaa igu naban quluubta
Qofbaa nolol ii horseeday
Qofbaa naar afuufkii leexshay
Nabaadka qofbaa i geeyay
Qofbaa naaxiyay hankaygio
Qofbaa iga naban quluubta
Qofbaa igu naban quluubta
Qofbaan noloshayda siiyay
Nafaqada ruuxba igu beeray
Qofbaa nabaad wayn i geeyay
Ku naaloodayoo ku noolay
Qofbaa nabaradii daweeyay
Qofbaa nabaradii daweeyay
Qofbaa nabaradii daweeyay
Qofbaa nabaradii daweeyay
Qofbaan noloshayda siiyay
Nafaqada ruuxba igu beeray
Qofbaa nabaad wayn i geeyay
Ku naaloodayoo ku noolay
Qofbaa nabaradii daweeyay
Qofbaa nabaradii daweeyay
Qofbaa nabaradii daweeyay
Qofbaa nabaradii daweeyay