qalbi jamay miyaa qosol lagu dhayaa qawl la yidhi miyuu qadar baajiyaa
qudh wax jecel miyaa quus lagu karaa qoomamadu miyay qandho kaa tirtaa
dadku way is qabtaan isna qoonsadaan qaladka iga dhacay danbigii qirtee ma waxbaan qarsaday