VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Qalbi naaxsha - Lyrics

niyadayda nu'da beerka nalka daarmay saw naruuro nafcigayga naadinaayay iima noqon nabar caashaq naxli biiya qalbi naaxshaay nasab meel fog iiga nuurtaay noloshayda neeftaan qaatee jidhku nuugaay saw maad noqon nugaaloo dhan taan ka naadshay nasan maayoo neefsan maayoo nuux san maayo jeer naftaydu meelo doogle ood ku nooshay ku nagaatoo neecow roobeey naq jacayloon ku nimcaystay nabdi kaaba nasri caashaq nabaadeeya dhul nabaadle nimco raysa nuur iiftiimaay i nageeyaay nafaqeeya mid nasiib le niyad deeqa laab nadiifsha gob nusqaan la' jacayl nuursha u nasteexa nacab dayray
Queue is empty
-- / --