VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Qofkaan u ilmeeyay - Lyrics

waxaan u dhowaaday inaan irbad qaato ilowsho ku keenta jacaylkani i waalay qofkaan u ilmeeyay qofkii iga maydhay abaalad gudkiisa qof aad ugu baahan ahaaday macaanay ahow farxadayda ahaaday macaanay ahow farxadayda si ay u ahato aroos rajadeenu waxaan u dhowaaday inaan ifka daayo halku cilmi yaalo aktiisa u hoydo adkaysi dhamaaday aduun mugdiyobay adaa wehelkaagu iftiin miray koonka ahaaday macaanay ahow farxadayda ahaaday macaanay ahow farxadayda si ay u ahato aroos rajadeenu
Queue is empty
-- / --