VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Shalay maanta - Lyrics

Marbaad kali shacniga dumar Kayraysay sheedoo Kula shaama reeree Bal se waa shil iga dhacay Shayna ruux ma dheeridee Ha shaabiin dhagoolaa Ha shaabiin dhagoolaa 2× Shido looma baaqoo La isuma shiidheeyee Waligaa shilkaa garo Shilkaa garo Waligaa shilkaa garo 2× Sharka khayrka ku iloow Hadal badan shir ku iloow Intaan wada shirbayniyo Shalay maanta ku ilaw ku ilaw Shalay maanta ku ilaw 2× Hankaygoon la shuuriyo Shawahaad qalbigan nacay Waan u diiday sheekee Shanaad igu talaabso Sharci iyo ku socotaad Ma shaleeyo igu lahayd Ma shaleeyo igu lahayd 2× Shido looma baaqoo La isuma shiidheeyee Waligaa shilkaa garo Shilkaa garo Waligaa shilkaa garo 2× Sharka khayrka ku iloow Hadal badan shir ku iloow Intaan wada shirbayniyo Shalay maanta ku ilaw ku ilaw Shalay maanta ku ilaw 2× Shalay maanta ku ilaw Shalay maanta ku ilaw Shalay maanta ku ilaw Shalay maanta ku ilaw
Queue is empty
-- / --