VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Shaxdii aduunka - Lyrics

Dayax shan iyo toban iyo Mashashaxdii aduunkaa Sharaf dumar mid dhaaftoo Lagu shaamareeraa Lagu shaamareeraa Lagu shaamareeraa 2× Hibo shaxdii u dhalatoo Guurkeedu shaacaa Shuurihii mid dhaaftoo Fan ku shubay iyo heesaha Fan ku shubay iyo heesaha Fan ku shubay iyo heesaha 2× Ma shaxdii jacaylkaa Shaatidii kalgacalkaa Shistif noo iftiintoo Sharka laga daboolaa Sharka laga daboolaa Sharta laga daboolaa 2× Mashiin dhalad ilawdoo Lagu sheegay qurxbaa La shashlay gobyoodbaa Shabadh galgaxyoodbaa Khayr sheegyadiisii Shabeeladii galmudugbaa Shabeeladii galmudugbaa Shabeeladii galmudugbaa 2× Shabeeladii galmudugbaa Shabeeladii galmudugbaa Shabeeladii galmudugbaa Shabeeladii galmudugbaa
Queue is empty
-- / --