VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Sitirgam aroos - Lyrics

Hidiyaa hoobeey sidirigam Hidiyaa hoobeey sidirigam Hidiyaa hoobeey sidirigam Hidiyaa hoobeey sidirigam Gaafka dhacayee Gees ilaa gees Gobta loo imi Waa gobtiiyoo Is guursatayee 2× Hidiyaa hoobeey sidirigam Hidiyaa hoobeey sidirigam Hidiyaa hoobeey sidirigam Hidiyaa hoobeey sidirigam Hambalyoo guud iyo Heeso gaaroo Laab ka soo go,ay Naga gudoomaa 2× Hidiyaa hoobeey sidirigam Hidiyaa hoobeey sidirigam Hidiyaa hoobeey sidirigam Hidiyaa hoobeey sidirigam 2× Gabdhow sacabkii Gacal mashxaradii Gaw ka siiyoo Ha gaabsaninee Garab istaagay 2× Hidiyaa hoobeey sidirigam Hidiyaa hoobeey sidirigam Hidiyaa hoobeey sidirigam Hidiyaa hoobeey sidirigam Idina gurigiin Cimro gooboodloo Lixdan guurada Aad ku gaadhaan Idina gurigiin Cimro gooboodloo Lixdan guurada Aad ku gaadhaan Guule idin sii Hidiyaa hoobeey sidirigam Hidiyaa hoobeey sidirigam Hidiyaa hoobeey sidirigam Hidiyaa hoobeey sidirigam 2×
Queue is empty
-- / --