VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Soomaaliya hanoolaato - Lyrics

silic wixii nasoomaray siriqdii mar noo dhigay gumaysigii sumaysnaa sixirkii madoobaa samir bay ku dhaaftee soomalaiya ha noolaato shisheeyuhu maseexdee hasiyaado quwadeenu ciidan kuna hasaadnaado qarandumisna sad yelo calamkaba ha saamayso soomaaliya hanoolaato hasirnaado nacabkeenu hasabayso farxadeeno hasiyaadmo saaceenu sahankuna ha guulaysto ha sareeyo calankeenu soomaaliya ha noolaato hasugnato hasaxnaato sansaantuna hafiicnaato ha sifowdo saadaashu saaka himiladey joogto waatii aan sugayneee salaan iyo kal gacal diiran soomaaliya ha noolaato
Queue is empty
-- / --