VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Sunta caashaqa - Lyrics

sawirkaagu ku alifan sadrigayga ku xafidan caashaqaagu waa sire ku sandahan naftaydoo quluubtaad ku sugantahay wadnahayga sidaad tahay sikin kaama maarmoo sibaad iigu wayntee sahankaygu kugu nagi ha saldhigo jacaylkuye sunta caashaq marna ha igu sii dayn sunta caashaq marna kaligay haygu sii dayn sida dayax iftiin badan siraad tahay ka sii daran indho ruuxa saara sinaba kuma ladaaye nuurka ii siyaadshaay kaa soocday dumarkoo sanku neefle kaligaa kugu sooray maankee
Queue is empty
-- / --