VOA A B C D E F G H I J K L M N O P Q R S T U W X Y Z


U ekidaa Lyrics

u eekida ala u eekidaa
u eekida ubixii janada
u eekida ilayskii dunida
u eekida dayaxii arlada
u eekida udugii hablaha

u eekida ala u eekida
u eekida inantii qarnigan
u eekida ugu edebsan
u eekisa udgoonkii ifkaba
u eekida ugu abuur wacnayd
u eekida ala u eekida

u eekida ala u eekida
u eekida ijabadii cishqiga
u eekida aqalkii wadnaha
u eekida anfacdii qalbiga
u eekida iftiinka kacbada
u eekida ashqaraarka qurux
u eekida luul astaamihii
u eekida undigii kalgacal


Lyrics by: khayre
loading..
-- / --