VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Uma qalantid - Lyrics

Uma qalantid qalbigaagan Jabay uma qalantid Uma qalantid niyadaadan Qasan uma qalantid Uma qalantid qisadan Yaxda ah uma qalantid X2 Uma qalantid qoomamiyo Ciil uma qalantid uma Qalantid qiiro aan dhamaan Uma qalantid uma qalantid Qofaan kuu turayn Uma qalantid X2 Dunidaad utahay qoraxdii Shidee ha qarsoomin Qeerkaa hormuud adigaa U ehe ha qarsoomin Haka sugin qofnaba Qosolkiyo farxadaa Adaa khaas ulehee Haka sugin qofnaba X2 Uma qalantid ilmadadan Quban uma qalantid uma Qalantid hadalada qaraar Uma qalantid uma qalantid Qasab iyo adeeg uma Qalantid X2 Uma qalantid nabarada Qarsoon uma qalantid Uma qalantid jismigaagan Qalan uma qalantid Uma qalantid waa qadar Allee uma qalantid X2 Dunidaad utahay qoraxdii Shidee ha qarsoomin Qeerkaa hormuud adigaa U ehe ha qarsoomin Haka sugin qofnaba Qosolkiyo farxadaa Adaa khaas ulehee Haka sugin qofnaba X2
Queue is empty
-- / --