VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Wali waa caruur cover - Lyrics

Midab aan cadaaniyo Cawlaan ahaynoo Daymada cajabiyoo Lagu caajisayn iyo Waxa tahay mas ciideed 2x Wali waa caruuroo Waa laan curdina oo Wali waa caruuroo Waa laan curdina oo Waxaa loo carbinayaa Sidii faras colaadiyo Col kaloo cugtamayee Waxaa loo carbinayaa Sidii faras colaadiyo Col kaloo cugtamayee Suniyaha carceeree Cidhifka isla gaadhiyoo Indha cawl la moodo Caashaqa abuuraa Igu beeray cudurkee 2x Wali waa caruuroo Waa laan curdina oo Wali waa caruuroo Waa laan curdina oo Waxaa loo carbinayaa Sidii faras colaadiyo Col kaloo cugtamayee Waxaa loo carbinayaa Sidii faras colaadiyo Col kaloo cugtamayee
Queue is empty
-- / --