VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Waraaq - Lyrics

Dharaar wel wel uu kufuulay Walaacyadu waa culayse Waayaha haku haysan Laabtee laqaybso walaal Dhib kaaga x2 Habeen walbahaar da'aayo Daruuraha wahabka keena Markuu waqal koodu hooro Guryaha wehelkaaga booqo X2 Qofaad la'wadaagto sheeko Aduunka hadaad kawaydo Qalinku nafis buu wataayee Waraaq ku qor oohintaada X2 Ayaamuhu waa wareere Hadii dhulku kula wareego Cirkaa garab laga wacdaaye Wardiga xarigiisa hayso X2 Wakhtiga adagee hadheyay Haday kashu wayraxayso Rabiga waan waan laqaado Wanaji dheh maal mahayga X2 Qofaad la'wadaagto sheeko Aduunka hadaad kawaydo Qalinku nafis buu wataayee Waraaq ku qor oohintaada X2
Queue is empty
-- / --