VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Xaflada guurka - Lyrics

markuu xasadkii wax sheegey xubigu wuu sii siyaadey xanteenu markay fogaatay xaqiiq isu soo dhawaanay xuduudu ala markay adkaatay xiisihii wuu laba jibaarmay xagaaga markan ka raagay xayaati waan kuu hiloobay doodaha xiligaan galaynay xidhiidhkaa midha dhalaayay rabaa hadafka xaqiijiyey xafladii guurkaa la gaadhay xafladii guurkaa la gaadhay markaynu yar kala xanaaqnay xoogban kuusii jeclaaday xiskayga markad ku baahday jaceyl xalad laa bilaabmay xisaabtii hoy dhexdeena tiilay kalsoonibay xoojinaysay xusuusta markaan cidloodo adaa soo xaadiraayey doodaha xiligaan galaynay xidhiidhkaa midha dhalaayay xafaladii guurkaa la gadhay xafladii guurkaa la gadhay
Queue is empty
-- / --