VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Muhashada nafta - Lyrics

Muxibadu marwooy Muhashada naftiyo Waa maan wax jecel Jacayl mawjadaa I mirtoo mar kale I mashquuliyee Macaaneey hadmuu Meherkeenu dhici Oo madasha guur Maskad keenu noqon Macaaneey uu noqon Miirkaa ku raacoo Maskaxdaa ku goobtoo Si baad iigu mudantee Ma huraan naftiyo Midigtaa tahoo Kaama maarmayee
Queue is empty
-- / --