VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Xabiibtii - Lyrics

xabiibtii xubigaagu xakamuu igaliyoo xadhig igu adkeeyee miyaad xaaladayda guud xiisahaan kuu qabo xog wareysatee xabiibtii xabiibtii xabiitii my solute my dady my love you somuch xabiibtii xubigaagu wadnuhu ku xirmoo xididada ku foofee miyaad xaaladeyda gud xiisaha aan kuu qabo xog wareysatee xabiibtii xabiibtii xubigaaga xabaashaaa la galayaa marna xoorin maayee miyaad xaaladeyda guud xiisaha aan kuu qabo xog wareysatee xabiibtii
Queue is empty
-- / --