VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ha qaan gaadho caashaqu - Lyrics

qabo araga xiisaha naftu kuma qabawdee qadar maalmo kooban jacayl laguma qaadee ha qaan gaadho caashaqu qofaad maalin kulanteen jacayl aad qorshayseen dhab adoon u qiimaynin qunyar ha isu dhiibin qiirada ka daa dookha qalad maanka ha u sheegin ha qiyaasin ruux kale qadar waa halkiisee yay ku qaadin muxibadu qunyar socod talaabada cishqi kuma tisqaadoo afkuun qawl ka soo baxay qalbi laguma hantee ha qudh goynin caashaqa qofaad wada qososheen farxad wada qadaabteen dhab adoon u qiimaynin qiso ha u malaynine
Queue is empty
-- / --