VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dahab lamood - Lyrics

biyo dahab la moodye adaan daylo kuu ahee igu qabato laabtana biyo dahab la moodye ma bogsan karaye biyo dahab la moodye adigaan ku aaminay bogan waayay jiifkii badhtamaha habeenkii markan soo baraarugo barbarka ka daya oo kaa eega baalaha biyo dahab la moodye igu qaboto laabtana biyo dahab la moodye bogsan karaaye gunta hoose beerkiyo wadnaha ku godantahe adaa gaadhi dumare gabdhahaba u sidate
Queue is empty
-- / --