VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dhamo - Lyrics

marka hore dhamooy dhamaystii haweenkaay dheehaagu siduu yahay bal dhag aan kasiiyee midabkaagan dhiinkiyo dhaayahaagan quruxda le suniyaha bil dhalatiyo sida qaanso loo dhigay u dhalaalay eegmada dhugashada mar qudhubu qalbigii dhalaaloo waan dhaqaqi waayee asal dhalad wanaageey dhaqan iyo xishoodiyo hido aan la dhalan rogin ayaad shaxal u leedahay dhigaa waxaad ku dhaaftay dhismaha jidhkaagiyo dhexda madag lamoodiyo qurux aan dhamaanayn
Queue is empty
-- / --