VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dheeman - Lyrics

dheeman aragtidii dhaayaha indhuhu jaleecada dhamays dhabi baxay la mood dhigeed ugu fil roon aan dhawraybaa jacayl igu dhashoo aan is dhaarsanee dhagar qabe dadbaa taan dhooldhoolin jiray iga dhoofiyoon aan dhaadayn cishqiga laba wacad dhex yaal waagii dhashaba kala dhimasha iyo dhantaalkeena raba dhool gu'yoo curtoo dhulaha roobku helay cosobkii dhashoo dhirta ubax ka baxay midii iiga dhignayd dhinacaa wadnaha
Queue is empty
-- / --