VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Haddii duqoowo - Lyrics

dadka taan ka doortaay adigaa dareeniyo dookh iigu filanoo iga deeqay aadmiga hadaad iga dawaynoo jacaylkan i daashaday aad iga dabiibin anigu ma dakeeye ubad diin ku dhalatiyo dareenkeena caashaqa DAA'IM uu ka beeraan isla daadahyn lahayn daartaan ku noolaa ubax daaradiisiyo daafaha ku beeraan isla daawan lahayn abid hadii aan duqooboo awooday diciiftoo da'du ay timaadana cishqi ima daayee
Queue is empty
-- / --