VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Safiya - Lyrics

safiyay waxxa tahay taan haween ka soocdee niyadayda siiyee sadrigiyo laabtaan ka saadaalinaayee sifahaaga wacanbaa si lama filaana ii saray halbawlaha siinayaa dookhayge sadrigiyo labtaan intaa sugaayee EEBEHAY i siiyaay saqda dhexe habeenkii ka salalaa hurdada oo kuu sara fadhiistaa sidaad ii horjoogtee kii qays saloolee laylana sii jiidaa sahal iigu yimidee suntiinaila helay sidaan ahay ma ogide salaantiina ujaray saaxiibaday
Queue is empty
-- / --