VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Xaradheere - Lyrics

xaradheere inantii lagu soo xanbaaree xaragada u dhalataay xilo deeqsibaad tahay dumarkana xisaabtiyo xanaanaad ku dhaaftoo XAAKIMKII ku uumaa xiska kuu dhamaystirayee xaasid uma hawoodoo ma xanibo danteedee xawaareey ku dhaaftaa mid xafida nafteedoo xaquu faray ILAAHAY xajisay xijaabkoo xurmo dhawrsanbaad tahay
Queue is empty
-- / --