jacylku han maleeyahy
masabaaliyaa ruux

dhagashana mdaayaa
sun inuu kusiiyoo
kusargooyo mooyee
miyuu sacabo furan
kugu soo dhaweeyaa

abwaaniinta suugaanta
heesaha sameeyoow

caashagan sal iyo baar
saameeyay dunidii
su aal maad kabixisaan

surmagabee jacayl iyo
saadaal irmaan iyo
sahan ii harseedoo

subaxa noolba saaxiib
intuu kuusameeyoo

kuseejaa nasiib seeftiisa kululaa

Exit mobile version