dabayshi jacaylkiyo
durdurkii kalgaw
miyaad soo dacwooteen

sowtaan idiin dirayee
maku duulay sharaftiiye
kuu doobmay samiyee

ubixii dushaydiyo
nuurkii dan taydaba

inaan nabad galyo kudaagaan
deeqda ugu bixiyee
waa udays nahayee
dibin daab yadiisiiyee

ciduu dayn kuleeyehayee
haduul meero caashagu

dacartii jacay kiyoo
dabnii kal gacalkoow
idinkuba isdiideen

isdawaysan waydeen
isku nogoteen duumiyoo
qofkii ay dilaysee

manka dayro dhaafyada
soo daadanayiyoo

fooraha dushaydiyo
kudubaya ciidoo

Exit mobile version