dheesha dheeree dhukayaga
anagaa udhimanaynee dhawaga lahaya

saw dhalin yaradeenuu sharafta dhawrimayso
dhaqankiyo hidaheena hore udhigi mayso

dhaxaliyo aayaheena dhalaanka barimayno
sow dharaar cad waajibkoda dhabada marin mayno

Exit mobile version