VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Muruqiina maala - Lyrics

midnimaa aduunyadu lagu wada masuubaa haduu maanku ladanyahay dadku malle ma yesheen midigtuba macin ma leh hadey bidixdu maqantahay wa laba mataanoo howsha maamulaaye muraqina maalo dhulka miro ku beero macdanta dahabka muujiya wanaaga masna weye wabigani miirti dhex jiiftoo wa madal barwaaqo duunyadu mushaaxde moota la raaciyo taksi lagu marqama miliq miliqda suuqyadu macna yeelan meyse muraqina maalo dhulka mira ku beero macdanta dahabka muujiya wanaga maangaabka taladiisu wa maqane joogee waanada ma qaatoo wuu mala maleyaa maahmaahda dhaqankaa murtidii ku sheegee ruuxii malaasani erey kama macaashee muruqiina maalo dhulka miro ku beeroo macdanta dahabka muujiya wanaaga
Queue is empty
-- / --